Iran oo fashilisay Weerar Diyaarado kusoo qaadeen Warshad Hubka lagu farsameeyo

Dowladda Iran ayaa shaacisay maanta in ciidankooda fashiliyeen weerar diyaarado nuuca aan duuliyaha laheyn kusoo qaadeen warshad weyn oo hubka lagu farsameeyo oo kutaalla magaaladda Isfahan ee Bartamaha Iran. War kasoo baxay wasaaradda difaaca dowladda Iran ayaa lagu shaaciyay in laga hortagay oo la fashiliyay weerar saddex diyaaradood oo nuuca aan duuliyaha laheyn kusoo qaadeen … Continue reading Iran oo fashilisay Weerar Diyaarado kusoo qaadeen Warshad Hubka lagu farsameeyo